Abii Hureyra Allaha ka raali ahaadee wuxuu ka wariyey Rasuulka scw inuu yiri: "Qofka Ilaahay iyo maalinta qiyaamaha rumaysan khayr ha ku hadlo ama ha...
Nabigu scw wuxuu sheegay in adoonka muuminka ee rumaysan Ilaahay iyo maalinta qiyaamaha ee loo celinaayo qiyaamaha ee abaal marinta camalkiisu ay jir...
Abii Dar Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu dhahay: Nabiga scw ayaa igu yiri: " Shay ka mida wanaag ha yarysan, haba ahaato inaad kula kul...
Nabigu scw wuxuu ku booriyey in wanaaga la suubiyo oo aan la yaraysan wanaaga haba yaraadee, waxaana ka mida waji fornaanta iyo dhoolo cadaynta marka...
Jariir Binu Cabdullaahi Allaha ka raali ahaadee wuxuu yiri: Rasuulka Ilaahay scw wuxuu yiri: "Qofka aan dadka u naxariisan isagana Ilaahay uma naxarii...
Nabigu scw wuxuu cadeeyey in qofka aan u naxariisan dadka in Ilaahay casa wajala isna aanu u naxariisanayn, qofka u naxariista khalqiga waa asbaabta...
Cabdullaahi Binu Camar waxaa laga wariyey-Allaha karaali ahaado isaga iyo aabihiiba-inuu Nabigu scw yiri: "kuwa naxariista Raxmaankaa iyagana u naxar...
Wuxuu cadeeyey Nabigu-naxariis iyo nabadi korkiiye- kuwa u naxariista naflayda kale iyagana waxaa u naxariisan Raxmaanka naxariistiisa balaaran ee wa...
Cabdullaahi Binu Camar -Allaha ka raali ahaado- isaga iyo aabhiye wuxuu ka wariyey Nabiga scw inuu yiri: "Muslimku waa qofka ay muslimiintu ka nabad g...
Nabigu-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- wuxuu sheegay in Muslimka islaamnimadiisu kaamilka tahay uu yahay midka Muslimiintu ka nabad galaan ca...
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaadee wuxuu ka wariyey Rasuulka scw inuu yiri: "Qofka Ilaahay iyo maalinta qiyaamaha rumaysan khayr ha ku hadlo ama ha iska aamuso, qofka rumaysan Ilaahay iyo maalinta qiyaamaha jaarkiisa ha maamuuso, qofka Ilaahay iyo maalinta qiyaame rumaysan ha maamuuso martidiisa."
Abii Dar Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu dhahay: Nabiga scw ayaa igu yiri: " Shay ka mida wanaag ha yarysan, haba ahaato inaad kula kulanto walaalkaa waji furan."
Jariir Binu Cabdullaahi Allaha ka raali ahaadee wuxuu yiri: Rasuulka Ilaahay scw wuxuu yiri: "Qofka aan dadka u naxariisan isagana Ilaahay uma naxariisto."
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: waxaan ka maqalay Rasuulka Ilaahay scw isagoo dhahaya: (muslimku xaga uu ku leeyahay muslimka kale waa shan: salaanta oo la radiyo, bukaanka oo la booqdo, janaasada oo la raaco, u yeerida oo la ajiibo iyo markuu hindhiso oo loo duceeyo).