- Rumaynta Ilaahay iyo maalinta qiyaamahu waxay sal dhig u yihiin khayr oo dhan, waxayna farayaan qofka inuu khayr sameeyo.
- Waxaa laga digayaa aafada carabka .
- Diinta Islaamku waa diin isku duubnaan iyo karam ah.
- Sifooyinkaa waxay ka mid yihiin qaybha Iimaanka iyo aadaabta fiican.
- Hadalka badani waxaa dhici karta inuu qofka u soo jiido shay karaahiyo ah ama xaaraan ah, nabad galyadu waxay ku jirtaa inuusan ku hadlin waxaan khayr ahayn.