- Janada laguma galo wax aan Iimaan ahayn.
- Iimaanka kaamilnimadiisa waxaa ka mida in qofka muslimkaahi la jeclaado walaalki waxa uu naftiisa la jecel yahay.
- Waa suno in salaanta la faafiyo oo muslimiinta la salaamo, waayo faafinta salaanta dadka waxay u keenaysaa is jacayl iyo amaan.
- Salaanta laguma salaami karo qof aan Muslim ahayn, waayo Nabigu scw wuxuu yiri: " dhexdiina".
- salaanta oo la joogteeyo waxay meesha ka saartaa is naca dadka, kalategga, iyo caloolxumada dadka dhexdiisa taalla.
- Ahmiyad ayey leedahay is jeclaanta Muslimiintu waxayna ka mid tahay iimaanka kaamilnimadiisa.
- Xaddiis kale waxaa ku soo arooray, qaabka salaanta buuxda: "Asalaamu calaykum wa raxmatu Allaahi wa barakaatuh", waxaana ku filan: ''Asalaamu calaykum''.