Caa'isha oo ahayd xaaskii Nabiga scw waxay ka warisay Nabiga scw inuu yiri: (Jileecu shayga uu galo wuu wanaajiyaa, shaygii laga siibana wuu xumaadaa.
Nabigu scw wuxuu cadeeyey in jileeca iyo dabac sanaata xaga hadalka iyo ficilkuba ay u siyaadiso qurux arimaha, kamaal, iyo wanaag waxayna u dhawdaha...
Anas Binu Maalik Allaha ka raali ahaadee wuxuu Nabiga scw ka wariyey inuu yiri: (Wax fududeeya oo ha adkaynina, oo bishaareeya oo dadka ha cayrinina )...
Nabigu scw wuxuu amray in loo fudeydiyo oo loo sahlo dadka aana lagu adkayn dhamaan arimaha diinta iyo tan aduunba, taasoo ah xuduuda Ilaahay baneeyey...
Anas Allaha ka raali ahaade wuxuu yiri: Waxaan la joognay Cumar, wuxuuna yiri: (waa naloo diiday kalifaada ).
Cumar Allaha ka raali ahaade wuxuu sheegay in Rasuulku scw u diiday dadka in la caadaysto wax dhib maahee aan dheef laheyn, hadal iyo ficil kuu doonab...
Ibnu Cumar Allaha kawada raali ahaado isaga iyo aabbihiibe wuxuu sheegay in Rasuulka Ilaahay scw uu yiri: " hadii qof idinka mida uu wax cunayo ha ku...
Nabigu scw wuxuu faray inuu qofka muslimka ahi wax ku cuno kuna cabo gacantiisa midig, wuuna reebay in wax lagu cuno laguna cabo gacanta bidix, waayo...
Cumar Binu Abii Salama-Allaha ka raali ahaadee- wuxuu dhahay: Anoo ah wiil yar oo ku nool guriga Nabigu scw ayey gacantaydu xeerada ku dhex wareegtay...
Cumar Binu Abii Salama-Allaha ka raali ahaade wuxuu sheegay inuu ahaa wiilkii yar oo ay dhashay xaaskii Nabiga scw ee Umu Salama Allaha ka raali ahaad...
Caa'isha oo ahayd xaaskii Nabiga scw waxay ka warisay Nabiga scw inuu yiri: (Jileecu shayga uu galo wuu wanaajiyaa, shaygii laga siibana wuu xumaadaa.
Anas Binu Maalik Allaha ka raali ahaadee wuxuu Nabiga scw ka wariyey inuu yiri: (Wax fududeeya oo ha adkaynina, oo bishaareeya oo dadka ha cayrinina ).
Cumar Binu Abii Salama-Allaha ka raali ahaadee- wuxuu dhahay: Anoo ah wiil yar oo ku nool guriga Nabigu scw ayey gacantaydu xeerada ku dhex wareegtay markaasaa Rasuulku scw igu yiri: yarow Bismi Allah dheh oo midigta ku cun, oo ka cun dhinaca ku soo xiga, intii ka danbaysay sidaas ayaan u cuni jiray cuntada.
Salama Binu Alakwac-Allaha ka raali ahaadee-: Nin ayaa bidixda ku cunay Rasuulka agtiisa-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-, wuxuu Rasuulku scw ku yiri: "midigtaada ku cun", wuxuuse yiri: ma awoodo, wuxuu Rasuulku scw yiri: " ha awoodin ", kibir baa u diiday, wuxuu yiri: mar danbe gacantiisii afkiisa uma qaadin, .
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaadee- wuxuu yiri: Rasuulka Ilaahay -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- haduu hindhisayo gacantiisa ama maradiisa ayuu saari jiray afkiisa oo ku yarayn jiray codkiisa.