- Waxaa waajib ah in midigta wax lagu cuco, waana xaaraan in bidixda wax lagu cuno.
- Qofka iska waynaysiiya ku dhaqanka axkaanta shareecada islaamka wuxuu mudan yahay in la ciqaabo.
- Ilaahay wuxuu ku karaameeyey Nabigiisa-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-inuu habaarkiisa aqbalay.
- Farida wanaaga iyo reebida xumaha waa waajib shareecadu fartay, xaalad kastoo lagu jiro, xataa waqtiga cuntada.