- Qofka muuminka ah waxaa lagu itaxaamaa balaayo kala duwan.
- itaxaanka muuminku marayo wuxuu calaamad u noqon karaa in Ilaahay jecel yahay adoonkiisa, oo darajadiisa kor u qaado, oo maqaamkiisa kor u qaado, dambigiisana dhaafo.
- Waxaa la isku boorinayaa marka masiibo dhacdo in la sabro oo aan la argagixin.