- Waxaa ka mid ah isku cuslaynta la reebey: su'aalaha badan, isku kalifida waxaan cilmi loo laheyn, ama adkaynta wax Ilaahay fudaydiyey.
- Waxaa qofka muslimka ah la gudboon inuu naftiisa baro saamaxaada, wax fudaydinta iyo isku ad-adkeyn la'aanta hadalka iyo camalkaba, cuntadiisa, cabitaankiisa, iyo dhamaan arimihiisa kale.
- Diinta islaamku waa diin fudud.