Nabigu-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-wuxuu cadeeyey qofka muslimka ah, ee dambaaba waxaa loo rajaynayaa cafinta Ilaahay iyo dambi dhaafkiisa...
Ibnu Cumar Allaha ka raali ahaado isaga iyo aabihiye waxaa laga wariyeye: Rasuulka Ilaahay scw dadka ayuu u khudbeeyey maalintii Makah la furay, wuxuu...
Nabigaa scw wuxuu u khudbeeyey dadka maalinta makah la furay, wuxuuna yiri: dadow, Ilaahay ayaa idinka kor qaaday oo idinka bixiyey kibirkii jaahiliy...
Caa'isha Allaha ka raali Ahaadee waxay Nabiga scw ka warisay inuu yiri: "Ilaahay raga uu ugu neceb yahay waa garmaqaataha dooda badan."
Nabigu scw wuxuu sheegay in Ilaahay Isagaa sareeya oo nusqaan ka hufane uu u caroodo midka muranka iyo dooda badan, ee gar maqaataha ah, ee xaqa inuu...
Abii bakrata Allaha ka raali ahaade wuxuu yiri: waxaan ka maqlay Rasuulka Ilaahay scw isagoo dhahaya: " Labo qof oo muslima hadii ay seefohooda isu qa...
Abii Muusa Alashcari Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey, inuu Rasuulka Ilaahay scw yiri: "Qofka hub nooqaata nagama mid aha".
Nabigu scw wuxuu ka digay in muslimiinta hub loo qaato, si loo bajiyo ama loo boobo, qofka xaq daro sidaa u sameeya wuxuu ku kacay dambi wayn iyo dan...
Abii Hureyra -Allaha karaali ahaadee- wuxuu yiri: Rasuulka Ilaahay -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- yaan ka maqlay isagoo dhahaya: "Ummaddayda dhamanteed waa laga cafin dambiyada kuwa xumaanta muujista maahee, qofku inuu danbi muujisto waxaa ka mida in ninku habeenkii danbi sameeyo oo waagu u baryo isagoo Ilaahay asturay markaasuu oron waar hebelow shalay waxaan suubiyey caykaas iyo caankaas xalayna wuxuu baryey isagoo Rabigi asturay, wuxuuna waa bariistay isagoo asturkii Ilaahay iska faydaya.
Sahal Binu Sacad Allaha ka raali ahaade wuxuu ka wariyey Rasuulka scw inuu yiri: (qofkii ii balan qaada inta u dhaxaysa labadiisa qal iyo waxa u dhexeeya labadiisa lugood waxaan u balan qaadayaa janada).
Abii Saciid Alkhudri -Allaha ka raali ahaadee- wuxuu la duulay Nabiga scw laba iyo toban duulaan -wuxuu yiri: Nabigaan -naxariis iyo nabadi korkiisa ah ahaatee- waxaan ka maqlay afar aan jeclaaday, wuxuu yiri: "Haweenaydu uma safari karto meel loo socdo habeen iyo maalin hadii aanu la socon ninkeedu ama nin maxramkeeda, mana soomayso labada maalmood ee ciidul fidriga iyo ciidul adxa, salaada subaxa ka dibna salaad lama ogola ilaa qoraxdu soo baxdo, salaada casarna ka dibna lama ogola salaad ilaa ay qoraxdu dhacdo, sadex masaajid waxan ahayna looma safri karo: masjidka xaramka, masjidka Alaqsaa, masjidkayga kan ah."