- Waligu wuxuu shardi u yahay nikaaxu inuu ansaxo, haduu wali la`aan la nikaaxo ama gabadhu iyadu isu guuriso nikaasi ma ansaxaayo.
- Waligu waa ninka ugu dhow gabadha, uma guurinaayo wali ka fog iyadoo mid uga dhawaa joogo.
- Waliga waxaa u shardi ah: inuu yahay qof masuula oo nin ah, waa inuu yaqaan maslaxada nikaaxa, waa inay isaga iyo gabadhu isku diin yihiin, qofka aan sifooyinkaas laga helin wali uma noqonkaro nikaax.