- Waxa loo baneeyey saddex maalmood iyo wixii ka yar, iyado la tix galinayo dabeecadaha dadka, waxaana laga cafiyey gooynta saddex beri ah si uu u dhamaado khilaafku.
- Fadliga salaantu leedahay, iyo inay tirtirayso wixii nafta ku jira, waxayna astaan u tahay is jeclaanta.
- Islaamku wuxuu ku dadaalay walaaltinimada iyo isku duubnaanta muslimiinta u dhaxaysa.