- Xadiiskani wuxuu daliil u yahay inay xaaraan tahay cayda dadka dhintay.
- In la iska daayo cayda dadka dhintay waxaa ku jira ilaalinta danta dadka nool, iyo ka ilaalinta bulshada cadaawadda iyo is nacaybka.
- Xikmadda loo reebeyo cayda dadka dhintay waa inay la kulmeen wixii ay hor marsadeen, caydooduna waxba matarayso, waxayna dhib ku tahay qaraabadooda nool.
- Ma haboona dadku inay ku hadlaan wax aan maslaxadi ku jirin.