Abii Hureyra Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey Nabigu scw inuu yiri: "Labo eray oo ku fudud carabka, kuna culus miisaanka, Raxmaankuna jecel...
Nabigu scw wuxuu sheegay laba eray oo dadku u oran karaan si fudud iyo xaalad kasta oo ay joogaan, oo ajarkoodu ku wayn yahay miisaanka, Rabigeena ra...
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu Rasuulka Ilaahay scw uu yiri: (Qofka dhaha: subxaana Allaahi wa bixamdihii, boqol jeer ma...
Nabigu scw wuxuu sheegay qofka dhaha maalintii boqol jeer: (subxaana Allaahi wa bixamdihii) waa laga tirtiraa oo loo dhaafaa dambigiisa, haba badnaado...
Abii Maalik Alashcari Allaha ka raali noqdee wuxuu yiri: Rasuulkii Ilaahay naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaate wuxuu yiri: Daahirnimadu waa iimaank...
Nabigu naxariis iyo nabadi korkiisa ha
ahaatee wuxuu sheegay in dahaarada muuqataa ay tahay weysada iyo qubayska waxayna shardi u tahay salaada. Er...
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay scw wuxuu yiri: (Inaan iraahdo: subxaana Allaahi, wal-xamdu lillaa...
Rasuulku scw wuxuu sheegay in dikriga Ilaahay ee ereyadaan waawayn ah ay ka khayr badan yihiin aduunyada iyo waxa dhex yaalla, oo ah:
(Subxaana All...
Jaabir Ilaahay ha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: waxaan ka maqlay Rasuulka Ilaahay scw isagoo dhahaya: (Dikri waxaa u fadli badan: laa...
Nabigu scw wuxuu sheegay in dikriga ugu fadli badni yahay: laa ilaaha ilaa Allaah, oo macnaheedu yahay: ma jiro Ilaah xaq lagu caabudo oo aan Allah a...
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey Nabigu scw inuu yiri: "Labo eray oo ku fudud carabka, kuna culus miisaanka, Raxmaankuna jecel yahay: waa: subxaana Allahi Alcadiim, subxaana Allahi wa bixamdihi."
Jaabir Binu Cabdullaahi-Allaha ka raali ahaadee- wuxuu ka maqlay Nabiga-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- inuu yiri: " Haduu ninku soo galo gurigiisa, ee uu Ilaahay xuso markuu soo galayo ama uu baxayo ama uu cuntadiisa cunaayo, shaydaanka ayaa dhaha: halkan hoy iyo cashaba kuma lihin, marka
uu soo galo ee uu xusi waayo Ilaahay, shaydaankaa ayaa oronaya: hoy iyo casho ayaad soo gaadheen.