- Waa suno in lagu ducaysto ducadan marka masaajidka la galayo iyo marka laga baxayaba.
- Waxaa loogu gaar yeelay raxmada waqtiga galitaanka masaajidka, fadligana waqtiga laga bixiyo: waa in qofka sii galaya masaajidka uu ka shaqaynaayo wax u dhawaynaya Ilaahay iyo janadiisa markaasay munaasab u noqotay in la xuso raxmada, haduu ka boxo masjidkana wuu shaqo tagayaa isago raadinaaya Ilaahay fadligiisa risqigu ka mid yahay, markaas ayey munaasab noqotay in fadliga la xuso.
- Adkaartaan waxaa la oranayaa marka la rabo in masjidka la galo, iyo marka la rabo in laga soo boxo masjidka.