boga hore
yaanu nahay
so
العربية - عربي
English - إنجليزي
español - إسباني
português - برتغالي
Kiswahili - سواحيلي
Français - فرنسي
Русский - روسي
اردو - أردو
italiano - إيطالي
Türkçe - تركي
አማርኛ - أمهري
ไทย - تايلندي
සිංහල - سنهالي
Wikang Tagalog - فلبيني تجالوج
Tiếng Việt - فيتنامي
नेपाली - نيبالي
Hausa - هوسا
Wollof - ولوف
বাংলা - بنغالي
ئۇيغۇرچە - أيغوري
অসমীয়া - آسامي
فارسی - فارسي
فارسی دری - دري
azərbaycanca - أذري
Ўзбек - أوزبكي
Deutsch - ألماني
Shqip - ألباني
فلبيني مرناو - فلبيني مرناو
български - بلغاري
ဗမာ - بورمي
bosanski - بوسني
polski - بولندي
தமிழ் - تاميلي
татар теле - تتاري
română - روماني
svenska - سويدي
нохчийн мотт - شيشاني
Soomaali - صومالي
тоҷикӣ - طاجيكي
Pulaar - فولاني
कश्मीरी - كشميري
한국어 - كوري
македонски - مقدوني
bahasa Melayu - ملايو
മലയാളം - مليالم
magyar - هنجاري مجري
हिन्दी - هندي
Èdè Yorùbá - يوربا
ελληνικά - يوناني
қазақ тілі - كازاخي
עברית - عبري
中文 - صيني
Bahasa Indonesia - إندونيسي
dansk - دنماركي
پښتو - بشتو
أنكو - أنكو
Luganda - لوغندي
తెలుగు - تلقو
日本語 - ياباني
ትግርኛ - تجريني
Кыргызча - قرغيزي
Kurdî - كردي
Nederlands - هولندي
čeština - تشيكي
українська - أوكراني
eesti - إستوني
suomi - فنلندي
Адыгэбзэ - شركسي
Norwegian - نرويجي
ქართული - جورجي
tamashaq - طارقي
ދިވެހި - ديفهي
slovenčina - سلوفاكي
Türkmençe - تركماني
башҡорт теле - بلوشي
afaan oromoo - أورومو
ភាសាខ្មែរ - خميرية
ಕನ್ನಡ - كنادي
Bassa - الباسا
Lingala - لينغالا
lietuvių - ليتواني
bamanankan - بامبارا
Soninke - سوننكي
Malagasy - ملاغاشي
Mandinka - مندنكا
Sängö - سانجو
Српски - صربي
Afaraf - عفري
Kinyarwanda - كينيارواندا
Jóola - جوالا
Bi zimanê Kurdî - كردي كرمنجي
Akan - أكاني
Chichewa - شيشيوا
ગુજરાતી - غوجاراتية
Mõõré - موري
créole - كريولي
ພາສາລາວ - لاو
boga hore
yaanu nahay
Contact Us
/
(Inaan iraahdo: subxaana Allaahi, wal-xamdu lillaahi, walaa ilaaha ilaa-llaahu, wallaahu akbar, ayaan ka jeclahay inta qoraxdu u soo baxdo oo dhan
(Inaan iraahdo: subxaana Allaahi, wal-xamdu lillaahi, walaa ilaaha ilaa-llaahu, wallaahu akbar, ayaan ka jeclahay inta qoraxdu u soo baxdo oo dhan
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay scw wuxuu yiri: (Inaan iraahdo: subxaana Allaahi, wal-xamdu lillaahi, walaa ilaaha ilaa-llaahu, wallaahu akbar, ayaan ka jeclahay inta qoraxdu u soo baxdo oo dhan.
Waxa wariyay Muslim
Sharaxaad
Rasuulku scw wuxuu sheegay in dikriga Ilaahay ee ereyadaan waawayn ah ay ka khayr badan yihiin aduunyada iyo waxa dhex yaalla, oo ah: (Subxaana Allaah) Ilaahay Isagaa nusqaan oo dhan ka hufan. (Alxamdu lillaahi) Ilaahay Isagaa ku amaanan sifaadkiisa kaamilka ah oo maxabadiisa iyo waynaantiisu la jirto. (Laa ilaaha Ilaa Allaah) ma jiro Ilaah xaq lagu caabudo oo aan Ilaahay ahayn. (Allaahu akbar) Ilaahay ayaa wax walba ka wayn.
Hadeeth benefits
Waxaa laysku boorinayaa dikriga Ilaahay, isagaana laga jecel yahay waxay qoraxdu u soo baxdo.
Waxaa laysku boorinayaa in la badsado dikriga Ilaahay, ajarka iyo fadliga ku jira awgeed.
Raaxada aduunyadu waa wax yar macaankeeduna wuu tagayaa.
Share
Use the QR code to easily share the message of Islam with others
Copy Link
copied!
nala soo xidhiidh
×
Magaca
E-mail
fariinta
nala soo xidhiidh
×
mahadsanid.. waan fiirin doonaa
Share