Abii Muusa Alashcari Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay wuxuu yiri: (Hadii adoonku jirado ama uu safro waxaa loo q...
Abii Hureyra -Allaha ka raali ahaadee- wuxuu Rasuulka -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- ka wariyey inuu yiri: "U deg-dega camalka saalixa ah i...
Nabigu-naxariis iyo nabdi korkiisa ha ahaate- wuxuu ku boorinayaa qofka muuminka ah inuu u deg-dego oo uu badsado camalka saalixa ah, inta aan la waay...
Mucaawiye Allaha ka raali ahaade wuxuu yiri: waxaan ka maqlay Nabiga scw isagoo dhahaya: (Qofka Ilaahay la doono khayr diinta ayuu fahamsiiyaa, anigu...
Nabigu scw wuxuu sheegay qofka Ilaahay khayr la doono inuu ku irsaaqo fahamka diinta, Nabiguna scw uu yahay mid u qaybiya dadka waxa Ilaahay bixiyo ee...
Jaabir Binu Cabdullaahi Allaha ka raali ahaado isaga iyo aabihiiye waxaa laga wariyey inuu Nabigu scw yiri: (Ha u baranina cilmiga si aad ugu faantaan...
Nabiga scw wuu ka digay in cilmiga loo barto in lagu faano ama in culimada lagula tartamo, ama si uu u muujiyo inuu culumo yahay, iyo in lagula murmo...
Cusmaan Allaha ka raali ahaadee wuxuu Nabiga scw ka wariyey inuu yiri: (Waxaa idiinku khayr badan kan Qur'aanka bartay ee bara quraanka).
Nabigu scw wuxuu sheegay in qofka muslimiinta ugu fadliga badan uguna darajada sareeya Ilaahay agtiisa uu yahay qofka Qur'aanka bartay, akhrintiisa, x...
Abii Muusa Alashcari Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka Ilaahay wuxuu yiri: (Hadii adoonku jirado ama uu safro waxaa loo qoraa xasanaadkii uu qaban jiray markuu daganaa ee uu caafimaadka qabay).
Jaabir Binu Cabdullaahi Allaha ka raali ahaado isaga iyo aabihiiye waxaa laga wariyey inuu Nabigu scw yiri: (Ha u baranina cilmiga si aad ugu faantaan culimada ama ugu la murantaan dadka xun ama in la idinku ixtiraamo, qofka intaa suubiya naartuu mudan naartuu mudan)
Abii Muusa Alashcari Allaha ka raali ahaadee waxaa laga wariyey, inuu Rasuulka Ilaahay scw yiri: (Joogteeya akhrinta Qur'aanka, Allaha nafta Maxamed gacantiisa ku jirtaan ku dhaartaye wuxuu ka siibasho badan yahay Qur'aanku geel dabaran,).
Abii Hureyra Allaha ka raali ahaadee wuxuu Rasuulka scw ka wariyey inuu yiri: (Ha ka dhigina guryihiina qabuur oo kale, shaydaanku wuu ka cararaa guriga suuratul-baqara lagu akhriyee).