- Fadliga ay leeyihiin asxaabtu Allaha ka raali noqdee iyo dadaalka ay ku bixiyeen barashada Qur'aanka.
- Qur'aanka barashadiisu waa in loo barto cilmi ahaan laguna camal falo waxa ku yaal, ee ma aha akhrintiisa iyo xifdigiisa oo keliya.
- Cilmig barashadiisa ayaa ka horaysa wax sheegida iyo camal falka.