- Waxaa la cadeeyey fadliga ay leedahay in salaada lagu akhriyo Qur'aanka.
- Camalka saalixa ahi ka kheyr badan oo ka caaqibo fiican xoolo lagu helo aduunkaan dhamaanaya.
- Fadligaasi kuma koobna oo keliya akhrinta saddex aayadood, mar walboo qofka tukanayaa salaadiisa ku kordhiyo akhrinta aayadaha khayrka iyo ajarka uu ka helaayo way ka kheyr badan tahay tiradooda geel le`eg.