- Waa sune in la badiyo cibaadada iyo salaada sunaha ah ee guryaha lagu tukado.
- Ma banaana in lagu tukado qubuurta, waayo waa waxyaabaha keena shirkiga iyo in dadku ku xad gudbaan qubuurta, salaada janaasada wax ka baxsan lama ogola.
- Reebida in qubuurta lagu tukado wuxuu ka sugnaaday asxaabtii, sidaa daraadeed Nabigu scw wuxuu reebay in guryaha laga dhigo sida qubuurta aan lagu tukan.