- Waxaa laysku boorinayaa in la badiyo akhrinta Qur'aanka.
- Qofka akhrinaya quraanka wuxuu ka helayaa xaraf kastoo ee ku jira kalimad walba ee uu akhriyo hal xasano taasoo loo laalaabayo toban laabkeed.
- Waa Ilaahay raxmadiisa waasac nimadeeda iyo deeqdiisa, waayo wuxuu u laban laabay adoomadiisa ajarka, waana fadligiisa, iyo deeqsinimadiisa.
- Qur'aanku wuu ka fadli badan yahay wixii qayrkiisa ee hadal ah, akhrintiisaana Ilaahay ayaa lagu caabudaa, waayo waa hadalkii Ilaahay sareeye.