- waa cadayn sharafta Qur'aanka iyo inuu yahay hadal kan ugu khayr badan, waayo waa hadalkii Ilaahay.
- Kuwa wax bartay waxaa ugu khayr badan kuwa qayrkood sii bara, kan naftiisa ku gaabsada maaha.
- Barashda Qur'aanka iyo baridiisu waxaa ka mida akhrintiisa, macnihiisa, iyo axkaantiisa.