- Haduu qofka Qur'aanka xifdisani uu joogteeyo akhrintiisa marba marka ka danbeeya qalbiga ayuu ku xafidisanaan, hadii kale wuu illaawin.
- Faa'iidooyinka joogtaynta akhrinta Qur'aanka waxaa ka mida: Ajar, xasanaat, iyo darajada oo kor loo qaado maalinta qiyaame.