- Naarta ayaa loogu goodiyey qofka cilmiga u barta faan ama inuu culimada kula murmo ama in lagu xurmeeyo iyo wixii la mida.
- Ahmiyada ay leedahay in ikhlaas loola yimaado niyada qofkii doonaya inuu cilmi barto ama uu baro.
- Niyadu iyadaa aasaas u ah camalka, iyadana qofka lagu abaal marin.