- Ajarkaa waxaa helaya qofka u dhaha maalintii si xiriir ah ama si aan xiriir ahaynba.
- Tasbiixdu: waa Ilaahay oo laga hufo nusqaanta, xamdiguna: waa Ilaahay oo lagu sifeeyo kaamilnimo isagoo la jecel yahay oo la waynaynaayo.
- Ujeedada xadiisku waa in dambiga yar la dhaafayo, danbiga waynse waxaa lagama maarmaan ah in laga towbad keeno.