- waxaa suna ah dikriga Ilaahay marka guriga la galayo iyo marka cuntada la cunaayo, waayo shaydaanka ayaa ku hoyda guryaha dadka dagana cuntadooda cuna hadii aan magaca Ilaahay lagu xusin.
- Shaydaanku kor kuu kala socdaa oo wuu ilaashadaa camalka aadanaha iyo wuxuu qabanaayo oo dhan, markuu qaafil ka noqdo xuska Ilaahay ayuu shaydaanku muraadkiisa ka qabsadaa.
- Xuska Ilaahay shaydaankuu eryaa.
- shaydaan walba wuxuu leeyahay taageerayaal iyo sokeeye ku bishaaraysta hadalkiisa, amaradiisana qaata.