- Muranka xun ee la nacay masoo galayo oo kuma jiro dhibanaha xaqiisa u doodaya si sharciga waafaqsan.
- Muranka iyo dooddu waxay ka mid yihiin aafada carabka ee sababata kala taga iyo kala jeensiga muslimiinta dhexdooda.
- Muranka iyo doodu waa wax wanaagsan hadii xaq lagu doodayo qaab wanaagsana loo doodayo, waana wax xun hadii xaq la isku hor taagayo baadilna lagu difaacayo, ama ay tahay mid xaq iyo cadayn aan lahayn