- Fadliga ku jira isjacaylka muuminiinta, iyo isku dhoola cadaynta iyo weji fornaanta markay kulmaan.
- Shareecadaani waa kaamil, wax walbana waa koobaysaa, waxaa ku jira wax kasta oo muslimiinta wanaagooda iyo midnimadoodu ku jirto.
- Waxaa la isku boorinayaa wanaaga falitaankiisa haba yaraadee.
- Waxaa suno ah in muslimiinta la farax geliyo, waayo waxaa ku jira inay is jeclaadaan.