- Naxariista waa u baahan yihiin khalqiga oo dhan, waxaase dadka si gaara loogu xusay ahmiyad la siiyey awgeed.
- Ilaahay waa raxiim, adoomadiisa naxariistana wuu u naxariistaa, abaal marintu waa nooca camalka.
- Naxariista loo naxariisanayo dadka waxaa ka mida in khayrka la gaarsiiyo iyo in dhibka laga daayo oo lagula dhaqmo wanaag.