Cumar Binu Khadaab Allaha ka raali ahaade wuxuu yiri Rasuuulka Ilaahay scw wuxuu yiri: "Markuu dhoho mu'addinku: Allaahu akbar Allaahu akbar, ee midk...
Aadaanku waa ogaysiin dadka la ogeysiinayo soo galida waqtiga salaada, erayada aadaanku waa erayo caqiidada rumaynta Ilaahay ku dhan yahay.
Xadiisk...
Cabdullaahi Binu Camar Binu Caas Allaha ka raali ahaade wuxuu ka maqlay Nabiga scw isagoo dhahaya: "Hadii aad maqashaan mu'adinka dhaha wuxuu dhahayo,...
Nabigu scw wuxuu ummaddiisa ku booriyey qofka maqla mu'adinka salaada u adimaya inuu ka daba dhoho wuxuu leeyahay mu'adinku, marka laga reebo xay cala...
Sacad Binu Abii Waqaas -Allaha ka raali ahaadee- wuxuu ka wariyey Rasuulka Ilaahay-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- inuu yiri: {Qofka dhaha ma...
Nabigu -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-wuxuu sheegay in qofka dhaha marka uu maqlo mu'adinka: ( waxaan qirayaa inuusan jirin Ilaah xaq lagu...
Abii Hurayra _Allaha ka raali noqde waxa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka scw waxaa u yimid nin indhoole ah, wuxuuna ku yidhi Rasuulka scw Rasuulka Il...
Nin indhoole ah ayaa Nabiga scw u yimi wuxuuna yiri: Rasuul Ilaahayow, ma halayo qof i caawiya oo gacanta i qabta oo ii kaxeeya masaajidka, salaadaha...
Abii Hureyra-Allaha ka raalli ahaadee- wuxuu ka maqlay Rasuulka Ilaahay -naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaate-inuu yiri: "Ka warama haddii wabi mara...
Nabigu-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- wuxuu ku matalay shanta salaadood ee habeenka iyo maalinta la tukado sida ay u baabi'iyaan dambiyada y...
Cumar Binu Khadaab Allaha ka raali ahaade wuxuu yiri Rasuuulka Ilaahay scw wuxuu yiri: "Markuu dhoho mu'addinku: Allaahu akbar Allaahu akbar, ee midkiin dhoho: Allaahu akbar Allaahu akbar, haddana dhoho: Ashhadu allaa ilaaha illa llaah, uu ka daba dhoho: Ashhadu Allaa ilaaha illa llaah, haddana dhaho: Ashhadu Ana Maxamada rasuul Allaah, ee ka daba dhoho: Ashhadu ana Maxamada rasuul Allaah, haddana dhoho: xaya cala salaah, isna dhoho: laa xawla walaa quwata illaa billaah, hadana dhoho: xaya calal falaax, isna dhoho: laa xawla walaa quwata illaa billaah, haddana dhoho: Allaahu akbar Allaahu akbar, isna ka daba dhoho: Allaahu akbar Allaahu akbar, haddana dhoho: laa ilaaha illallaah, isna ka daba dhoho: laa ilaaha Illaa Allaah isagoy qalbiga ka tahay janaduu galayaa".
Abii Hurayra _Allaha ka raali noqde waxa laga wariyey inuu yiri: Rasuulka scw waxaa u yimid nin indhoole ah, wuxuuna ku yidhi Rasuulka scw Rasuulka Ilaahayow, mahaysto qof masaajidka ii kaxeeya oo gacanta iqabta, wuxuuna waydiistay Rasuulka scw inuu u ogolaado inuu gurigiisa salaadda ku tukado, waanu u ogolaaday Nabigu scw, laakiin makuu ka dhaqaaqay ayuu u yeeray, wuxuuna ku yiri:( aadaanka salaadda ma maqashaa? wuxuu yiri: haa, wuxuu Rasuulku ku yiri: (ajiib ).