- Camalku wuxuu ku kala fadli badan yahay sida uu Ilaahay u kala jecel yahay.
- Muslimka waxaa lagu dhiiri gelinayaa inuu ku dadaalo camalba camalka uu kasii fadli badan yahay.
- Jawaabaha Nabiga-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee- uu ka bixiyey camalka ugu fadli badan waxay u kala duwan yihiin waa sida uu dadku axwaashoodu u kala duwan tahay, iyo qof walba sida u roon oo dantu ugu jirto.