- waa in carruurta yar-yar la baro diinta intayna qaan gaarin, waxaana ugu muhiimsan salaada.
- Garaaciddu waa edbinta, ee maaha ciqaab, waa in garaacidu noqotaa mid ku haboon xaalada caruurta.
- shareecada islaamku way ilaalisay sharafka qofka, wayna xidhay waddo kastoo fasaad uga iman karo.