boga hore
yaanu nahay
so
العربية - عربي
English - إنجليزي
español - إسباني
português - برتغالي
Kiswahili - سواحيلي
Français - فرنسي
Русский - روسي
اردو - أردو
italiano - إيطالي
Türkçe - تركي
አማርኛ - أمهري
ไทย - تايلندي
සිංහල - سنهالي
Wikang Tagalog - فلبيني تجالوج
Tiếng Việt - فيتنامي
नेपाली - نيبالي
Hausa - هوسا
Wollof - ولوف
বাংলা - بنغالي
ئۇيغۇرچە - أيغوري
অসমীয়া - آسامي
فارسی - فارسي
فارسی دری - دري
azərbaycanca - أذري
Ўзбек - أوزبكي
Deutsch - ألماني
Shqip - ألباني
فلبيني مرناو - فلبيني مرناو
български - بلغاري
ဗမာ - بورمي
bosanski - بوسني
polski - بولندي
தமிழ் - تاميلي
татар теле - تتاري
română - روماني
svenska - سويدي
Soomaali - صومالي
тоҷикӣ - طاجيكي
Pulaar - فولاني
कश्मीरी - كشميري
bahasa Melayu - ملايو
മലയാളം - مليالم
magyar - هنجاري مجري
हिन्दी - هندي
Èdè Yorùbá - يوربا
ελληνικά - يوناني
қазақ тілі - كازاخي
中文 - صيني
Bahasa Indonesia - إندونيسي
پښتو - بشتو
Luganda - لوغندي
తెలుగు - تلقو
日本語 - ياباني
ትግርኛ - تجريني
Кыргызча - قرغيزي
Kurdî - كردي
Nederlands - هولندي
čeština - تشيكي
українська - أوكراني
suomi - فنلندي
Norwegian - نرويجي
ქართული - جورجي
ދިވެހި - ديفهي
Türkmençe - تركماني
afaan oromoo - أورومو
ភាសាខ្មែរ - خميرية
ಕನ್ನಡ - كنادي
lietuvių - ليتواني
bamanankan - بامبارا
Soninke - سوننكي
Malagasy - ملاغاشي
Sängö - سانجو
Српски - صربي
Afaraf - عفري
Kinyarwanda - كينيارواندا
Bi zimanê Kurdî - كردي كرمنجي
Akan - أكاني
Chichewa - شيشيوا
ગુજરાતી - غوجاراتية
Mõõré - موري
créole - كريولي
boga hore
yaanu nahay
Contact Us
/
Ninka iyo shirkiga iyo gaalnimada waxaa u dhexeeya salaada oo uu ka tago
Ninka iyo shirkiga iyo gaalnimada waxaa u dhexeeya salaada oo uu ka tago
Jaabir Binu Cabdullaahi Allaha ka raali ahaade wuxuu yiri: waxaan ka maqlay Nabiga scw isagoo dhahaya: "Ninka iyo shirkiga iyo gaalnimada waxaa u dhexeeya salaada oo uu ka tago".
Waxa wariyay Muslim
Sharaxaad
Nabigu scw wuxuu ka digay in laga tago salaada faralka ah, wuxuuna sheegay in ninku ku dhoco shari iyo kufri ay ka xigto inuu salaada ka tago, salaadu waa tiirka labaad ee tiirarka islaamka, maqaamkeeduna wuu ku wayn yahay islaamka, qofka iskaga taga isagoo inkirsan waajib ahaanteeda muslimiintu way isku raacsan yihiin inuu gaaloobay, qofka uga taga salaada wahsi iyo fudaydsi wuu gaaloobay, inay asaxaabtu sidaa isku raacday baana la soo wariyey, haduu waqtiyada qaarna tukanaayo qaarna iska daynayana wuxuu khatar ugu jiraa goodigaas adag.
Hadeeth benefits
Salaadu ahmiyad ayey leedahay in la ilaaliyaana waa muhiim, waxayna kala saaraysaa kufriga iyo iimaanka.
Digniin adag ayaa ku soo aroortay ka tagida salaada iyo dayiceeda.
Share
Use the QR code to easily share the message of Islam with others
Copy Link
copied!
nala soo xidhiidh
×
Magaca
E-mail
fariinta
nala soo xidhiidh
×
mahadsanid.. waan fiirin doonaa
Share