- Ajar iyo xasanaat ayaa laga helayaa hadii la biilo reerka.
- Mu'uminku camalkiisa wuxuu ula jeeda Ilaahay wajigiisa iyo inuu Ilaahay kaga helo ajar iyo xasanaat.
- Waxaa habboon in qofku niyad saalixa ula yimaado camalkiisa saalixa ah, waxaana ka mid ah biilka reerka.