- Waxaa suno ah in la tukado labo rakcadood oo taxiyatul masjidka ah intaan la fariisan.
- Labada rakcadood waxaa laga rabaa waa qofka doonaya inuu masaajidka fariisto, qofkase soo gala ee ka baxa intaanu fariisan ma soo galayo amarkaas.
- Haduu qofku soogalo masaajidka dadkuna salaada ku jiraan oo uu la galo salaada, way kaga filan tahay labadii rakcadood.