- Xadiiskaan waxaa ku cad fadliga wayn ee aayatul-kursigu leedahay, waayo waxa ku jira magacyada Ilaahay ee wanaagsan iyo sifooyinkiisa sareeya ah.
- Waa sune in la akhriyo aayadan wayn-aayad kursiga- salaad walba oo faral ah gadaasheeda.
- Camalka wanaagsani wuxuu sabab u noqdaa galitaanka janada.