- Waa suno in dikrigaan la akhriyo salaadaha faralka ah ka dib.
- Dikrigani wuxuu sabab u noqonayaa in dambiga la dhaafo.
- Fadliga Ilaahay iyo naxariistiisa iyo dambi dhaafkiisuba aad bay u wayn yihiin.
- Dikrigaani wuxuu sabab u noqonayaa in dambiga la dhaafo, waxaana loo jeedaa: dambiyada yar-yar, laakiin dambiyada waaweyn laguma dhaafo waxaan towbokeen ahayn.