- Waa suno in la ilaaliyo dikrigaan salaad walba oo waajiba gadaasheeda.
- Muslimku wuxuu ku faanaa oo ciso ku leeyahay diintiisa wuuna muujiyaa cibaadada diinta, xataa haday dhibsadaan gaaladu.
- Hadii ay ku soo aroorto xadiiska erayga: "salaada dabadeeda" hadii aanu ku sugnayn xadiiska dikri, sida asalka ahi waa in dikrigaasi salaama naqsiga ka dambeeyaa, hadayse duco tahay waxay ahaanaysaa salaama naqsiga ka hor.