- Ma'amuumka la tukanaya imaamka xaalkiisu waa afar: sadex waa la iska reebay, waana: ka horayn, garab socod iyo ka daahid, ma`muumkana waxaa laga rabaa: inuu imaamka raaco.
- Ma`muumku inuu imaamka salaada ku raaco waa waajib.
- Goodiga ah in loo badali doono suurada qofka ka hor qaada madaxiisa imaamka ka hor suurad dameer arin suuragal ah, wuxuuna ka mid yahay masakhaada.