- Waa muhiim in salaada la wanaajiyo, oo lala yimaado arkaanteeda si xasilooni iyo khushuuci ku jirto.
- Ku tilmaamida lagu tilmaamay midka aan dhamays tirayn rukuucda iyo sujuuda inuu yahay tuug waa si looga didiyo dadka ficilkaa, looguna baraarujiyo dadka inuu xaaraan yahay.
- Waa waajib in la dhamaystiro rukuucda iyo sujuuda salaada, iyo in laga dhigo dhex dhexaad labadaba.