- Rasuulku scw oo la adeeco waxay ka mid tahay Ilaahay adeecidiisa, Nabiga oo lagu caasiyona waxay ka mid tahay Ilaahay oo lagu caasiyey.
- Nabiga scw oo la adeeco waxay qofka u waajibinaysaa janada, in la caasiyona waxay u waajibinaysaa naarta.
- Waxaa loogu bishaaraynayaa kuwa Rasuulka adeecay ee ummaddaan ah, inay dhamaantood janada galayaan kuwa Ilaahay iyo Rasuulkiisa caasiyey mooyee.
- Nabigu scw ummaddiisa wuu u naxariistay wuuna ku dadaalay hanuuntooda.