- Waa muhiim khushuuca iyo qalbiga oo la soo xaadiriyo salaada dhexdeeda, shaydaankuna wuxuu ku dadaalaa inuu was-waas iyo shaki ku furo qofka tukanaaya.
- Waa suno in laga acuudu billaysto shaydaanka markuu salaada was-waas ku furo, iyo in candhuuf saddex jeer loo tufo xaga bidix.
- Waa cadayn asaxaabtu inay ahaayeen kuwo u la noqda Rasuulka scw mushkilad kastoo la soo darista, si uu u la xaliyo.
- Asaxaabta qalbigoodu wuxuu ahaa mid nool, hamigooduna wuxuu aakho uun.