- Magan galkaani waa waxa ugu muhimsan ducada wax badana soo hoos galayaan, waayo waxaa soo galaya in laga magan galo sharka Aduunka iyo Aakhiraba.
- Waa sugan yahay cadaabul qabrigu waana xaq.
- Fitantu waa khatar waana muhiim in Ilaahay la kaalmaysto oo lana baryo si looga nabad galo.
- Way sugan tahay soo bixida Dajaal fitnadiisuna waa wayn tahay.
- waxaa suna ah ducadan in la akhristo ataxiyaadka u dambeeya ka dib.
- camalka saalixa ah ka dib ducadu waa suno