- Waa cadayn waxa sunada ah ee uu oranaayo qofka tukanaya markuu rukuuca madaxiisa kor uga soo qaadayo.
- Waa sharci in lala yimaado ictidaalka iyo dumaaniinada marka laga soo tooso rukuuca, waayo suura gal maaha in adkaartaas la dhoho in lala yimaado ictidaal iyo dumaaniino mooyee.
- Adkaartaasi waa sharci in la akhriyo dhamaan salaadaha oo dhan, faral iyo sunaba.