- Waxaa la cadeeyey ahmiyada salaada iyo inaan la fududaysan gudashadeeda iyo qalaynteeda.
- Ma banaano in salaada laga dib dhigo waqtigeeda, cudur daar la'aan.
- Waa waajib inuu qaleeyo qofka ilaawa salaada markuu xasuusto, kan hurdaana markuu tooso.
- Salaada in durba la qaleeyo waa waajib haba ahaato waqtiyada salaada la reebaye.