/ qofka ka taga salaadda casar camalkiisu wuu buray)

qofka ka taga salaadda casar camalkiisu wuu buray)

Buraydata Binu-xuseyn-Allaha ka raali ahaade waxaa laga wariyey inuu yiri: U dhakhsada salaadda casar, waayo Nabigu-naxariis iyo nabadi korkiiye-wuxuu yiri: ( qofka ka taga salaadda casar camalkiisu wuu buray).
Waxa wariyay Albukhaari

Sharaxaad

Nabigu-naxariis iyo nabadi korkiiye- wuxuu ka digay in salaadda casar waqtigeeda dib looga dhigo, si bareer ah qofka sidaa sameeyana camalkiisu wuu buraayo oo wax kasoo qaad ma leh.

Hadeeth benefits

  1. Waxaa laysku boorinayaa in salaadda casar lagu ilaaliyo waqtigeeda hore, loona degdego arintkaa.
  2. Goodi adag ayaa loo jeediyey qofka oo ka taga salaadda casar, waqtigeeda oo ka tagana wuxuu ka dambi wayn yahay salaadaha kale oo waqtigoodu tago, waana salaadda Alwusdaa ee si gaara loogu amarka hadalka Ilaahay yiri: (ilaaliya salaadaha iyo salaadda Alwudaa) [ Al baqara238].