- Raaxada qalbigu salaaday ku jirtaa, waayo waxaa ku jira salaada Ilaahay la sheekaysigiisa.
- Waa in lagu inkiro qofka cibaadada ka caga jiida.
- Qofka guta waajibka saaran, ee masuuliyada saaran ka soo baxa, wuxuu helayaa oo uu dareemayaa raaxo iyo xasilooni.