- Islaamku ahmiyad iyo dhawrid ayuu siiyey nadaafada iyo dahaarada.
- Maalinta jumcada in loo qubaysto salaada waa suno la hubo.
- Hadii jirka la xuso waxaa soo galaya madaxa hadana si gaara ayaa loo xusay ahmiyadiisa awgeed.
- Waxaa waajib ku ah inuu qubaysto qofkastoo leh shiir dadku dhibsanayaan.
- Maalinta ugu mudan qubayska waa maalinta Jumcaha wuxuu sii muhiim yahay maalinta jumcaha, fadliga uu leeyahay maalinkaasi dartii.