- Waa waajib san daarsigu marka la wayso qaadanayo, waana biyaha oo inta neefta sanka lagu jiido hadana neefta la soo raaciyo oo la soo firdhiyo.
- Waa sune in Dhagaxa lagu istijoodo tira kinsi ah oo is dheer.
- in la dhaqo gacmaha sadex jeer marka hurdada habeennimo laga soo tooso waa amar sharci ah.