- Xikmada ku jirta arinkaa waa wayneynta Kacbada sharafta leh iyo ixtiraamkeeda.
- Istiqfaartu waa marka laga boxo meesha lagu xaajo gudanaayo.
- Nabiga-naxariis iyo nabadi korkiisa ha ahaatee-si fiican ayuu wax u barayey dadka, waayo markuu sheegay wixii la diiday ayuu dadka u sheegay waxa u banaan.