- Diinta asalkeedu waa in la rumeeyo Ilaahay Rabinimadiisa, Ilaahnimadiisa, magacyadiisa iyo sifooyinkiisa sare.
- Muhumad ayey leedahay toosnaantu Imaanka ka dib, iyadoo la joogtaynaayo cibaadada lagu sugnaanayona.
- Iimaanku waa shardiga lagu aqblo Camalka.
- Rumaynta Ilaahay waxaa soo galaya wax kasta oo ay waajib tahay in la rumeeyo ee ay ka mid yihiin Caqiidada Imaanka iyo Usuushiisa, iyo wixii soo raaca ee ah camalka Qalbiga iyo hogaansanka iyo in Ilaahay la isu dhiibo uurka oo oogadaba.
- Toosnaantu waa in lagu taagnaado dariiqa iyadoo lala imaanayo waajibakii lagana tagayo wixii la iska reebay.