- Muhimada ay leedahay in la baro kuwa yar yar iyo caruurta arimaha Diinta sida caqiidada iyo aadaabta Islaamka iyo wax yaabo kale.
- Abaal marintu waxay noqotaa nooca camalka.
- Waxaa la is farayaa in Ilaahay lagu kalsoonaado, oo kaligi la talo saarto oo aan cid kale la talo saaran, isagaa ugu khayr badan mid la talo saarto.
- Waa la rumeeyo qadaha iyo qadarka oo lagu raali noqdo qadarka, Ilaahayna isagaa qadaray shay walba.
- Qofka dayaca Ilaahay amarkiisa, Ilaahay ayaa isagana dayacaya mana xifdiyo.